Dowlada Federaalka oo la sheegay in fara galin ku heyso doorashada Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo dhoor mar dib u dhacday iyo fara galin la sheegay in dowlada federaalka ay ku heyso doorashada. Xildhibaano iyo Senetaro katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa si adag uga hor yimid ciidamada dowlada geysay Koonfur Galbeed … Continue reading Dowlada Federaalka oo la sheegay in fara galin ku heyso doorashada Koonfur Galbeed